Maalintii shalay waxaa webiga Shabeele doonya uga soo gudbey Malayshiyaadka al-Shabaab, kuwaas oo weerar ku qaadey ciidamo fadhigoodu ahaa tuulada…
Dagaal socday muddo ku dhow 10 saacadood ayaa shalay ka dhacay meel u dhaw degmada Buulo-burde ee gobolka Hiiraan. Dagaalkaas…
Wafdi ay hogaaminayaan xubno ka socday Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka & Dib u heshiisiinta XFS oo ay wehliyaan madaxda wasaardda…
Ciidanka Xoogga Dalka ayaa shaaciyey in xalay Sarkaal ka tirsanaa UrurkaAl Shabaabiyo 13 kale lagu dilay deegaanka Janaale ee gobolka…
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta kormeeray goobihii ay ka dhaceen qaraxyadii Al-shabaab ee Magaalada Beledweyne. Kormeerka…
Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan. Madaxweynaha waxaa…
Ciidanka Xoogga dalka iyo kuwa deegaanka ayaa gaaray deegaanka Geel-gub oo kaabiga ku haya halka loo yaqaano Masjidka Cali Gaduud…
Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo dadka deegaanka gobolka Hiiraan ayaa mar kale la wareegay gacan ku heynta deegaanka Yasooman ee Bariga…
Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa sheegay in qaraxyadii maanta lagu weeraray Xerada Lama Galaay ee Magaalada Beledweyne uu…
Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoysaska, qaraabada iyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed ee ay…
Khasaare dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhashay laba Qarax oo is xigxiga oo goordhow ka dhacaday Xarunta Maamulka Gobolka Hiiraan…
Ururka Al-shabaab ayaa dib ula wareegtay gacan ku haynta deegaanada Moqokori iyo Yasooman oo ka tirsan gobolka Hiiraan, kaddib markii…