Wasiirka Arrimaha Dibadda Shiinaha Wang Yi oo Khamiistii shalay booqasho ku tagay caasimadda Afgaanistaan ee Kabul, ayaa la kulmay mas’uuliyiin…
Dowladda federaalka Itoobiya ayaa soo jeedisay in xabad joojin laga galo dagaalka ay kula jirto falaagada TPLF ee Tigray, oo…
Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden ayaa maanta oo khamiis ah gaaray magaalada Brussels ee caasimada Belguim. Magaaladaasi Brussels oo xarun u…
Sida ay sheegeen saraakiisha xukuumada Talibanka Afghanistan, Wasiir Wang Yi ayaa maanta oo khamiis ah booqasho rasmi ah ku tagay…
Hogaamiyaasha Masar, Israel iyo Imaaraadka Carabta ayaa Talaadadii ku kulmay magaalada loo tamashlo tago ee Sharma Al-Sheekh ee ku taal…
Ruushka wuu isticmaali karaa hubka nukliyeerka haddii jiritaankiisa uu khatar galo: Afhayeenka Putin
Afhayeenka Kremlin-ka ayaa sheegay in Ruushku uu leeyahay ‘Sharci amniga gudaha’ kaas oo qeexaya marka hubka nukliyeerka la isticmaali karo.…
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali, oo ka qayb galaya meertada 48-aad ee Shirka Wasiirrada Arrimaha…
Filimkan cusub oo laga sameeyey dagaalkii sokeeye ee ka dhacay Muqdisho 1991 ayaa looga hadlaya sheekadii qabsatay labadii safiir ee…
Shirkii Wasiirada Arrimaha Dibada ee dalalka Midowga Yurub ay Isniintii shalay ku yeesheen xaruntooda magaalada Brussels ayaa lagu guuleysan waayey…
Booqashadii asbuucii lasoo dhaafay uu Dubai iyo Abu Dhabi ku tagay Madaxweynaha Siiriya Bashar Al assad ayaa ahayd fariin imaaraatiga…
Madaxweynaha Ukraine Volodomyr Zelensky ayaa muuqaal uu xalay saqdhexe baahiyey ku sheegay inuu diyaar u yahay inuu kulan fool ka…
Wasiirka Gaashaandhigga XFS Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa la kulmay Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka Qadar, ahna wasiiru-dowlaha Gaashaandhigga Khalid bin Mohammad…