Ugu yaraan 65 qof ayaa ku dhintay daadad ka dhashay roobab mahiigaan ah oo ka da’ay waqooyiga Tanzania, sida ay…
In ka badan 100 ayaa saacadihii lasoo dhaafay ku dhintay duqeynta Israel ku wado nawaaxiga isbitaalka Kamal Adwan ee waqooyiga…
Hogaamiyayaasha wadamada Khaliijka ayaa maanta oo Salaasa ah ku sugan magaalada Doha ee dalka Qatar oo uu ka furmay shirka…
Weerar militariga Nigeria u adeegsaday diyaaradaha drone ayaa waxaa ku dhintay ugu yaraan 85 qof oo rayid ah oo isugu…
Sirdoonka Israa’iil ayaa weerar ku qaaday guriga Sheekh Ekrima Sabri oo ah daaciga Masjidka Al-Aqsa ee ku yaalla bariga magaalada…
Tobaneeyo taangiyo ah oo Israel leedahay ayaa galay qaybta koonfureed ee marinka Qaza ee u dhow Khan Younis Isniintii, goob…
Markab dagaal oo uu leeyahay Mareykanka ayaa soo riday diyaarado badan oo aan duuliyaha lahayn kuwaasoo ka yimid Yemen, sida…
Dhulgariir cabirkiisa lagu qiyaasay 7.6 ayaa ku dhuftay koonfurta dalka Filibiin, waxaana laga digay duufaanta tsunami. Dhulgariirkan oo cabirkiisu ahaa…
Ciidamada Israel ayaa Sabtidii soo saaray digniin ay u jeedinayaan dadka ku nool deegaano dhowr ah oo ku yaala waqooyiga…
Diyaaradaha dagaalka ee Israa’iil ayaa subaxnimadii hore ee Sabtida duqeeyay bartilmaameedyo u dhow caasimadda Suuriya, sida ay sheegtay wakaaladda wararka…
Shirweynaha Cimilada Adduunka ee COP28 ayaa maanta oo Jimce ah ka furmay magaalada Dubai ee dalka Imaaraadka Carabta. Xoghayaha Qaramada…
Israel ayaa maanta oo Jimce ah dib u bilowday duqeynta Gaza kadib 7 maalmood oo xabad joojin ahayd. Waxaa lagu…