Xukuumadda Itoobiya ayaa sheegtay in ay ka go’an tahay wadahadal ay la gasho Xoogagga Tigray oo dagaal kala dhaxeeyo tan…
Hogaamiyayaasha Ruushka, Faransiiska iyo weliba Maraykanka ayaa ku yaacay Afrika si ay taageero ugu helaan mowqifkooda ku aaddan dagaalka Ukraine,…
Xoghayaha Arrimaha Debedda ee dalka Maraykanka Antony Blinken ayaa sheegay inuu la hadli doono dhiggiisa dalka Ruushka Sergey Lavrov maalmaha…
Dowladda Itoobiya ayaa markii ugu horraysay soo saartay war-saxaafadeed ay uga hadlayso dagaalkii dhowaan dhex maray ciidamada Dowlad Deegaanka Soomaalida…
Wasiirka Arrimaha Dibadda Ruushka, Sergei Lavrov oo booqasho ku maraya dalalka Afrika qaarkood ayaa gaaray Magaalada Addis Ababa ee dalka…
Ciidamada dowlad deegaanka Soomaalida ayaa dilay 85 dagaalyahan oo ka tirsan Al-Shabaab intii uu socday iska-horimaad ka dhacay xuduudda Soomaaliya…
Madaxweyaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shir saxaafadeed la qabtey dhigiisa dalka Masar Abdel Fattah Saeed Hussein…
Shacabka dalka Tunisia ayaa Isniinta maanta u codeynaya afti loo qaadayo dastuur cusub oo dalkaasi uu yeelan doono, hal sano…
Wasiirka Arrimaha Dibada ee Ruushka Sergei Lavrov ayaa Axadii shalay booqasho ku tagay dalka Masar, isagoo usii gudbi doona dalal…
Maraakiibta ku sugan badda dhexe (Mediterranean sea) ayaa soo badbaadiyay tahriibayaal ku go’doonsanaa biyaha Yurub, iyadoo jasiiradda Lampedusa ee dalka…
Dowladda Kenya ayaa maanta diyaaradii ugu horeysay oo siday Qaadka Miirowga usoo dirtay Soomaaliya, iyadoo kasoo dagaysa magaalada magaalada Muqdisho.…
Waxaa la soo afjarey hawlgal qaatey maalmo kadib markii boqolaal dagaalyahanada al-Shabaab iyo Malayshiyaad kale ay gudaha u galeen Dowladda…