Ciidamada Difaaca Cirka ee Ruushka ayaa “xakameeyay” weerar diyaarad aan duuliye lahayn oo Ukraine ay ku qaadday Moscow, wasaaradda difaaca…
Ugu yaraan 15 qof ayaa ku dhimatay kadib markii doon ku degtay jasiiradda Sulawesi ee dalka Indonesia, sida ay sheegeen…
Ugu yaraan sagaal qof ayaa ku dhintay shil diyaaradeed oo ka dhacay magaalo xeebeedka Port Sudan ee dalka Suudaan. âDiyaarad…
Urur Siyaasadeedka Sincad ee Puntland ayaa ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee Puntland gaar ahaan arrimaha doorashooyinka goleyaasha deegaanka iyo tan…
Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa si wadajir ah u…
Guddoomiye ku-xgeenka labaad Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Cali Xirsi (Timacadde) ayaa sheegay in bulshada gobolada loo…
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed S/Guuto Sulub Axmed Firin ayaa kulan la yeeshay madaxa howlgalka midowga Afrika ee Soomaaliya,( ATMS), Amb.…
Talyaaniga ayaa Axadda maanta ah martigelinaya shir caalami ah oo ay ku lug leeyihiin dalalka dhaca biyaha Mediterranian iyo Bariga…
The House of Representatives of Somaliland elected a new chairman on Sunday. Yasin Haji Mohamud, 76, from the Sool region…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa habeenkii xalay ee Axadda casho sharaf iu sameeyey xildhibaanada…
Xildhibaanada Golaha wakiilada ee Somaliland ayaa maanta oo Axad ah u fariistey fadhi ay ku dooranayaan guddoomiyaha cusub ee golohaas,…
Xukuumadda Puntland ayaa muddooyinkii danbe ku hawlaneyd diyaarinta xeerka doorashooyinka Puntland, kaas oo soo marey heerar kala duwan. Xeerkan ayaa…