Waxaa caawa oo Sabti ah magaalada Tel Aviv ka socda Dibadbaxyo waaweyn oo ay dhigayaan qoysaska maxaabiista Israel iyo dadweynaha…
Waxaa maanta oo Sabti ah waqooyiga Gaza gaaray gaadiid kooban soo sida gargaarka bini’aadamnimo kadib markii Israel uu cadaadis uga…
Maxkamadda Ciidamada ayaa dil toogasha ah ku xukuntay Cabdifatax Maxamed Xasan (Qoslaaye) oo ahaa taliyihii Heliwaa, Kabtan Booliiska ka tirsan…
Laba weerar oo uu Ruushku ku qaaday magaalada Kharkiv oo ah magaalada labaad ee ugu weyn dalka Ukraine, ayaa waxaa…
Booliiska Ecuador ayaa weeraray safaaradda Mexico ee magaalada Quito si ay u xiraan madaxweyne ku xigeenkii hore ee dalkaas Jorge…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Turkiga u fadhiya Soomaaliya…
Ugu yaqaan 11 kamid ah dagaalyahanada kooxda Al Shabaab ayaa lagu dilay duleedka magaalada Balcad ee gobalka Shabeelada Dhexe. Weerarkan…
Waxaa lagu wadaa maanta oo Sabti ah in la magacaabo qaar kamid ah golaha wasiirada xukuumadda jamhuuriyadda federaalka Soomaaliyeed. Xog…
Dhulgariir ku dhuftay inta u dhaxaysa New York iyo Philadelphia, ayaa ruxay daaraha dhaadheer iyo xaafado ku yaalla waqooyi bari…
Subaxnimada Jimacada ah ee maanta waxaa gubanaya qaybo kamid ah suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho. Dabka ayaa ka bilowdey qaybta…
Mid kamid ah shaqaaaha Samafalka ee hay’adda Verenel Verenel Foundation ayaa lagu diley qarax ka dhacay deegaanka Garasbaaleey ee galbeedka…
Mid kamid ah dilalkii ugu yaabka badnaa ayaa ka dhacay maalintii Arbacada ee todobaadkan magaalada Muqdisho, kadib markii nin ka…