Hay’adda maaraynta masiibooyinka Soomaaliya ayaa diginin ka bixisay fatahaado ka dhalan kara webiyada Shabeelle iyo Jubba, kuwaas oo la sheegayo…
Dawladda Jarmalka ayaa 48 saacadood u qabtay in ay dalkeeda kaga baxdo Maryama Cali Muuse oo ahayd safiirka waddanka Jaad…
Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa maanta u dabaal-degaya sanad guuradii 63-aad ee 12-ka Abriil oo maanta ku beegan kadib markii…
Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey Antonio Guterres oo maanta dalka soo gaaray ayaa booqasho ku tagay magaalada Baydhabo oo xarun…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Qatar ee Soomaaliya Cabdalla Binu Saalim Al-nuceymi.…
Ciidamada Ilaalada xeebaha dalka Talyaaniga ayaa sameeyey laba howlgal oo ballaaran oo ay ku soo badbaadiyeen ku dhawaad 1,200 oo…
Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan waxaa laga hirgeliyay biyo-xireen weyn oo la filayo inuu yareeyo fatahaadda uu webiga Shabelle…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan kula qaatay Qasriga Madaxtooyada Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey António Guterres…
Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta booqasho Ku tagay deegaanadii u danbeeyay ee laga xoreeyay Al-shabaab ee katirsan Gobolka…
Mudaaharaadyo waaweyn oo looga soo horjeedo dawladda Itoobiya ayaa weli ka socda gobolka Axmaarada ee dalka Itoobiya. Mudaaharaadyadan ayaa ka…
Ku dhawaad 400 (Afar boqol) oo qoys ayaa barakacay si ay naftooda uga badbaadiyaan halista uga imaan karta fatahaad uu…
Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Axmed Sheekh Cali (Doodishe) iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray Magaaladda Belgrade ee…