Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen oo uu wehliyo Madaxweyne Ku Xigeenkiisa Yuusuf Axmed Hagar ayaa booqday deegaannada Mabaax iyo Ceel…
Boqolaal ka tirsan ciidamada ammaanka dalka Kenya ayaa maalihii ugu dambeeyay la geeynayay magaalooyinka ku teedsan xadka Kenya ay la…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan gaar ah la qaatay Dhaxal sugaha Boqortooyada dalka Sacuudi Carabiya, ahna…
Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Saalax Amxed Jaamac ayaa xalay la kulmay xubno ka tirsan ganacsatada Soomaaliyeed ee…
Xulka qaranka Morocco ayaa u soo baxay wareegga semi-finalka koobka adduunka iyagoo reebay dhiggooda Portugal kadib kulan ku soo dhamaaday…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre oo ka qeyb galay Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Xuquuqul Insaanka Adduunka…
Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa sheegtay in la bilaabayo wejiga 2aad ee dagaalka ka dhanka ah Al Shabaab kaas oo lagaga…
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ciidanka xoogga dalka oo kaashanaya Ciidamada degaanka ay howlgal qorsheeysan ku dileen 14 xubnood oo…
Taliska qeybta Booliska ee gobolka Bari oo kaashanaya bulshada iyo qeybaha kala duwan ee ciidamada ayaa gacanta kusoo dhigay Faarax…
Mareykanka ayaa sheegay in xiriir iskaashiga oo dhanka difaaca ay yeelanayaan Dowladaha Ruushka iyo Iran. Dowladda Iran ayaa ku sii…
Ciyaar aad u xiiso badan ee dhamaadka wareega sideeda ciyaaraha adduunka ee ka socda dalka Qatar waxaa caawa isku arkey…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb galaya Shirka Shiinaha iyo dalalka Carabta ayaa kulan la qaatay…