Ciidanka Xoogga Dalka iyo xoogaga Macawiisleyda ayaa gobolka Shabellaha Dhexe ka wada hawlgal la qorsheynayo in ay kula wareegaan Degmada…
Saxafi Cabdimaalik Muuse Coldoon, ayaa laga siidaayay Xabsiga weyn ee Magaalada Hargeysa oo uu muddo ugu xirnaa Xukuumadda Somaliland. Cabdimaalik…
Madaxweynaha dalka Ukraine, Volodymyr Zelenskyy ayaa gaaray Magaalada Washington ee dalka Mareykanka, waana safarkiisii ugu horreyay ee uu ku taggo…
Madaxweynaha Hirshabeelle Dowladda Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta gudoomiyay Shirka Golaha Wasiirada Hirshabeelle. Kulankaan oo looga hadlay howlgalada baahsan…
Diyaarad siday Cutubkii ugu horeeyey oo kamid ah Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee lagu Tababaray dalka Eritrea, ayaa soo gaaray…
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo safar shaqo ku jooga deegaanka Garacad ee gobolka Mudug ayaa saaka kormeeray Dekedda cusub…
Qaar kamdi ah bangiya gobolka Tigray ee Itoobiya ayaa markii ugu horreysay dib u bilaabay adeegyadii dadweynuhu ay ka heli…
Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky ayaa lagu wadaa inuu maanta oo arbaca ah booqasho ku tago caasimada dalka Mareykanka ee Washington,…
Taliska Booliska Soomaaliyeed ayaa shacabka ku dhaqan Magaalada Muqdisho uga digay suurtagalnimada weeraro ay xilligan Al-Shabaab ka gaysan karaan magaalada.…
Dowladda Soomaaliya ayaa Magaalada Muqdisho ku soo bandhigtay laba nin oo ay sheegtay inay ka tirsan yihiin Ururka Al-Shabaab. Afhayeenka…
Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda…
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, oo safar shaqo ku jooga Garacad, ayaa kulan la qaatay Guddiga Odeyaasha deegaanka Garacad. Madaxweynaha…