Raysalwasaaraha Itoobiya ayaa sheegay inuu amray in ciidamada Federaalka Itoobiya ay weerar ku qaadaan maamulka Tigreyga kadib markii la sheegay…
Wasaarada Arrimaha gudaha ee dalka Austria ayaa maanta faah faahin ka bixisay weerarkii xalay ka dhacay magaalada Vienna oo la…
Hogaamiyaha Xisbiga National Unity Party ayaa xabsiga loo taxaabay maanta kadib markii uu si rasmi ah ugu dhawaaqay inuu u…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Danjireyaasha cusub ee dalalka Denmark, Ireland, Poland…
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Duraan Axmed Faarax ayaa sheegay inuu diiradda saarayo sidii guul looga…
Booliiska dalka Austria ayaa baaritaan ku wada weerar xalay ka dhacay caasimada dalkaasi ee Vienna, kadib markii ay rag hubeysan…
Madaxweynaha Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa ku dhawaaqay inuu xilka iska casilay xili ay weli taagan tahay xiisada la xariirta…
Dalka Maraykanka ayaa looga diyaar garoobayaa doorashada Madaxweynaha ee dhici doonta maalinta beri ah ee 3da bisha November, waxaana socda…
Booliiska ayaa xabsiga u taxaabay mid kamid ah hogaamiyayaasha xisbiyada ugu waaweyn dalkaasi xili maanta oo Isniin ah ay mucaaridka…
Kumanaan kun oo shacab ah ayaa subaxnimadii Isniinta banaanbax balaaran oo looga soo horjeedo dowlada France iyo Madaxweynaha Faransiiska ka…
Guddiga Doorashada Guddoonka Barlaamaanka labaad ee Hirshabeelle ayaa waddatashi kadib soo saaray jadwalka doorashada guddoomiyaha baarlamaanka iyo labaadiisa kuxigeen. War…
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa maanta magacaabay guddiga doorashooyinka ee xildhibaanada gobolada Waqooyi kasoo…