Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa fiidnimadii Khamiista gaarey magaalada Qardho. Madaxweynaha waxaa safarkiisa ku weheliyey qaar kamid ah…
Fadhigii Golaha Wakiilada Puntland waxaa maanta looga doodey laba qodob oo Madaxweynaha Puntland u gudbiyey Golaha wakiilada kuwaas oo kala…
Wasiirka Maaliyadda Puntland ayaa Dowladda Federaalka ku eedeeyey in ay deeqaha caalamka ee Soomaaliya ay ka dhigteen hub siyaasadeed. Wasiirka…
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Shir-guddoomiyey shir an caadi ahayn oo ku saabsan sidii loo maareyn…
Senator Sareedo Maxamed Xassan (jeyte) ayaa sheegtey in dhamaan mashaariicdii Puntland laga fulin lahaa ay u xaniban yihiin khilaafka Dowaldda…
Maxkmadda dastuuriga ah ee Puntland ayaa qoraal ku taariikheysanaa maalintii shalay ee 7 Agoosto, 2023, u gudbisey garyaqaanka Guud ee…
Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa wararku sheegayaan in uu ku jiro difaaciisi u danbeeyey ee arrimaha doorashooyinka, kadib…
Wasaaradda Waxbarashada ee Puntland ayaa shaacisey natiijada Imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8aad sanad dugsiyeedka 2022/23. Guud ahaan ardey gaareysa…
WARSAXAFADEED: Waxaan cambaaraynaynaa oo ah sharci darro, masuuliyad darro iyo aragti la’aan ah, falkii gurracnaa ee aanu horay uga dignay…
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa markii u horeysey sheegay in doorashada Madaxweynaha Puntland xiligeedi uu ku qabanaayo. Khudbadda Siciid…
Maanta oo ay taariikhdu tahay 01-da Ogoosto 2023 waxaa Puntland si weyn looga xusey 25 sano guuradii ka soo wareegtey…
Qoraal ka soo baxay afhayeenka baarlamaanka Puntland Cabdirashiid Yuusuf Jibriil ayuu ku magacaabey saddex xubnood oo ka mid noqonaya guddiga…