Kim Yo Jong oo ah haweenay la dhalatay hogaamiyaha Kuuriyada Waqooyi iyo wafdi balaaran oo heer sare ah ayaa saaka…
Maxkamada Caalamiga ah ee Danbiyada (ICC) oo xarunteedu tahay magaalada The Hague ee dalka Holland ayaa baaritaan horudhac ah ku…
Dowlada Siiriya ee Bashar Al Assad ayaa cambaareysay duqeyn habeenkii khamiista ay diyaaradaha Maraykanka la beegsadeen goobaha ay fadhiyaan ciidamadooda…
Hay`ada u dooda xaquuqda shacabka dalkaasi Maraykanka ee ACLU ayaa ku eedaysay booliiska magaalada Boston inay si aan sharci ahayn…
Dowlada Siiriya ayaa ku eedaysay diyaaradaha dagaalka ee Israel inay fuliyeen duqeyn Arbacadii shalay lala beegsaday mid kamid ah kaydkooda…
Qaramada Midoobay ayaa soo dhaweysay 311 caruur askar u ahayd kooxaha ku dagaalamaya Sudaanta Koonfureed oo Arbacadii shalay xoriyadooda dib…
Doorashada Madaxweynaha Masar ee lagu wado inay dhacdo bisha soo socota ee Maarso ayaa waxaa gebi ahaan qaadacay inay ka…
Garsoore Abdiqawi Yusuf oo horey uga tirsanaa 15ka garsoore ee maxkamada Caalamiga ah ee dunnida ugu sareysa ayaa shalay loo…
Ciidamada Turkiga oo wadey hawlgal ka dhan ah Jamhadda YPG ee Kurdiyiinta Siiriya ayaa maanta u murogoonaya ciidamo badan oo…
Ugu yaraan 11 askeri ayaa lagu diley weerar ismiidamin ah meel ku dhaw saldhig mileteri oo ku yaala Waqooyi Galbeed…
Nin hubeysan ayaa dhaawacay lix qof oo ka soo jeeda qaarada Afrika kuwaas oo qaxooti ku ahaa dalka Talyaaniga. Toogashada…
Dowlada Maraykanka ayaa Arbacadii shalay ku dhawaaqday in diiwaanka argagaxisada ay ku dartay hogaamiyaha ururka Xamaas ee Ismail Haniya. Warka…