Raysalwasaaraha Poland Mr. Mateusz Morawiecki ayaa ku dhawaaqey in dalkiisu mar danbe hub u dhoofin doonin dalka ay deriska yihiin…
Taliyaha ciidamada Sudan, General Abdel Fattah al-Burhan, ayaa ka codsaday wufuudda golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobay inay ka…
Xiisadda sii kordheysa ee u dhaxaysa Koonfurta Adduunka iyo awoodaha dhaqaale ee reer galbeedka ayaa hareeyay shirkii Qaramada Midoobay ee…
Wareysi uu siiyay telefishinka Mareykanka ee Fox, Amiirka dhaxal sugaha ah ee Boqortooyada Sucuudi Caraabiya Maxamed bin Salamaan ayaa sheegay…
Ukriane ayaa horumar la taaban karo ka samaysey dagaalka socdey mudada hal sano iyo lix bilood ah oo ay kula…
Asarbayjan waxay xaqiijisay xabbad-joojin Asarbayjaan iyo qowmiyada Armenian ee gobolka goosashada doonaayey ee Karabakh ayaa heshiis wada gaaray ka dib…
Canada iyo India ayaa iska eryay diblumaasiyiin sarsare oo ka kala socday wadamada midba midka kale iyadoo ay sii kordheyso…
Shan muwaadin oo Maraykan ah oo laga siidaayey xabsiga Iran ayaa la geeyey magaalada Doxa ee dalka Qatar shalay gelinkii…
Toddobaad ka dib markii daadka qaaday bartamaha magaalada xeebta ku taal ee Derna ee dalka Liibiya, waxaa sii kordheysa tiradda…
Mali, Burkina Faso iyo Niger ayaa kala saxiixday heshiis is-difaac ah, iyadoo saddexda waddan ee Sahel ay ujeedadoodu tahay in…
Hogaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong-un ayaa kormeeray xarunta gantaallada “Kinzhal” ee Ruushka iyo sidoo kale kuwa istaraatiijiyada ah ee xambaari…
Kooxaha gurmadka ayaa manta oo Jimce ah sii-wada raadinta kumanaanka qof ee weli lagu la’yahay daadadkii baaxada weyn ee ku…