Hoggaamiyaha mucaaridka Kenya Raila Odinga ayaa ku horreeya tartanka madaxtinimada dalkaasi, sida ay muujineyso natiijada rasmiga ah ee codadka ilaa…
FBI-da Mareykanka ayaa gacanta ku dhigay dokumentiyo sir ah kadib markii ay baaritaan ku sameeyeen guri uu lahaa madaxwaynihii hore…
Salmaan Rushdie, oo ah qoraagii qoraalkiisa horseeday hanjabaado dil ah oo uga imaaneysay muslimiinta gaar ahaan dalka Iran sanadihii 1980-meeyadii,…
Rag hubeysan ayaa rasaas ku furay qabuuraha Richmond Hill, halkaas oo ay ka socotay aaska wiil dhallinyaro Soomaali ah oo…
Dadka ku nool waddanka Kenya iyo meelo kale oo dunida ka tirsan ayaa weli dhagta u taagaya ku dhawaaqista natiijada…
Roobab dabaylo wata oo ka da’ay Koonfurta Galbeed ee dalka Yemen iyo caasimadda Sanca ayaa keenay inay ka dhashaan daadad…
Waaxda cadaaladda ee dalka Maraykanka ayaa sheegtay in Sarkaal u dhashay dalka Iraan in lagu soo oogay dacwad la xidhiidha…
Amos Kimunya oo ahaa hogaamiyaha xisbi xaakimka Uhuru Kenyatta ee Baarlamaanka ayaa looga guuleystay kursigiisii, Kimunya ayaa ahaa ninkii bedalay…
Waxaa weli socota tirinta cododka doorashadii shalay ka dhacay dalka Kenya, tartanka Madaxweynaha ayaa waxaa loolanka ugu weyn u dhaxeeyaa…
Zaynab Maxamed ayaa aad ugu dhaw in ay noqoto haweeneydii ugu horreysay ee Madow ah oo ka mid noqota Senatka…
Xildhibaanad Ilhaan Cumar ayaa ku guulaysatey doorashada horudhaca ah ee is reeb-reebka musharixiinta Dimoqraadiga (DFL primary), ka hor doorashada guud…
Booliska magaalada Bungoma ee galbeedka Kenya ayaa baadi goob ugu jira xildhibaankii degmada Kimilili oo lagu magacaabo Didmus Wekesa Barasa…