Dagaal u dhexeeya Ciidamada Ismaamulka Tigreega ee Waqooyiga dalka Itoobiya iyo Ciidamo dowladda dhexe ayaa ka dhacay agagaarka magaalada Kobo,…
Hay’adaha Qaramada Midoobay ayaa ka digaya in gaajada daran ee ka jirta gobolka Geeska Afrika ee ay sababeen abaaraha daba…
Raysal wasaarihii hore ee Malaysia ayaa maxkamadda sare ee dalkaasi ku xukuntey 12 sano oo xabsi ah kadib markii lagu…
Wakiilka sare ee dalka Britain u fadhida dalka Kenya, Jane Marriott ayaa meesha ka saartay eedeymaha ah in dalkeeda uu…
Siyaasiga dalka Kenya, Raila Odinga, ayaa kartoonno waraaqo ah ku watay gaari xamuul ah, xilli uu gudbinayay dacwad ka dhan…
Dawladda Pakistan ayaa mamnuucday in si toosa loo tebiyo khudbadaha Ra’iisul wasaarihii hore ee dalka Pakistan Imran Khan, iyaga oo…
Qaramada Midoobay iyo Midowga Afrika ayaa cambaareeyay weerarkii ay Al-Shabaab ku qaaday Hoteelka Xayaat ee Magaalada Muqdisho, iyagoo sheegay in…
Madaxweynaha Ruushka, Vladimir Putin ayaa ogolaaday in Saraakiisha Qaramada Midoobey oo keliya ay booqdaan Warshadda Nuclear-ka Zaporizhzhia ee la haysto.…
Madaxweyne Recep Tayyip Erdogan ayaa maanta sheegay in Turkey aysan ku talo jiirn inay qabsato dhul ka mid ah Syria…
Agaasimaha guud ee hay’adda Caafimaadka Adduunka ee WHO Tedros Adhanom Ghebreyesus ayaa sheegay in dhibaatada bini’aadantinimo ee ka jirta gobolka…
Dowladda Itoobiya ayaa Arbacadii ku baaqday in sida ugu dhaqsiyaha badan loo gaaro heshiis rasmi ah oo lagu soo afjaro…
Dhoolatuskan oo bilaabanaya todobaadka soo socda ayaa waxaa sidoo kale ka qeyb qaadanaya dalalka; India, Belarus, Mongolia iyo Tajikistan. Wasaarada…