Waxaa sii kordhaya tirada dhimashada ee dalka Pakistan oo ay ku dhufteen daadad xooggan. Ilaa hadda in ka badan 1,000…
Waxaa isa soo taraya cabsida laga qabo dagaal cusub oo ka qarxa dalka Liibiya, kadib markii maalintii shalay ee Sabtida…
Garsooraha Maxkamada degmada Manhattan ee Maraykanka ayaa diiday codsi ka yimid ehelada dadkii ku dhintay weeraradii 11 September 2001, in lagu…
Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan carruurta ee UNICEF ayaa cambaaraysay weerar cirka ah oo lala beegsaday xannaano ku taalla gobolka…
Wakaaladda tirakoobka dalka Canada ayaa sheegtay in inka badan hal milyan oo shaqo ay haatan bannaan yihiin, shaqooyinkaasi oo ay…
Hay’adda Saadaasha Hawada Adduunka ee (WMO) ayaa warbixin ay soosaartay waxa ay uga hadashay saameynta taban ee Abaarta ku reebtay…
Duqeyn dhanka cirka ayaa maanta ka dhacdey magaalada Makelle ee gobolka dagaaladu la dageen ee Tigraya ee dalka Itoobiya. Ugu…
Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa wareegto uu soo saaray ku sheegay in sare loo qaadayo tiradda askarta militariga Ruushka oo…
Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in ciidanka Tigreega ay bililiqeysteen 570,000 oo liitir oo shidaal ah, kadib markii ay si xoog…
Weerar loo adeegsaday gantaalo oo uu Ruushka ku qaaday dalka Ukraine, ayaa lagu dilay ugu yaraan 22 qof oo rayid…
Dagaal u dhexeeya Ciidamada Ismaamulka Tigreega ee Waqooyiga dalka Itoobiya iyo Ciidamo dowladda dhexe ayaa ka dhacay agagaarka magaalada Kobo,…
Hay’adaha Qaramada Midoobay ayaa ka digaya in gaajada daran ee ka jirta gobolka Geeska Afrika ee ay sababeen abaaraha daba…