Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo uu weheliyo Madaxweynaha dalka Ereteriya Isaias Afwerki ayaa kormeeray cutubyo ka tirsan…
Taliyaha ciidamada Xoogga dalka, General Odowaa Yuusuf Raage oo ka hadlayey ammaanka magaalada Muqdisho ayaa digniin culus u diray askarta…
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Shiikh Maxamuud oo ku sugan dalka Ereteriya ayaa booqday xeryaha ay ku jiraan ciidamada Soomaaliyeed…
Koox hubeysan ayaa degmada Dayniile ee gobolka Banaadir ku dilay sarkaal katirsan ciidamada Dawlada Soomaaliya. Sarkaalka la dilay ayaa ahaa…
Ciidamadda amaanka ee magaalada Muqisho oo howlgal xooggan sameeyay ayaa gacanta ku so dhigay burcad hubeysan oo dhac ka geysanayay…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta gaaray magaalada Asmara ee caasimadda dalka Ereteriya, kadib martiqaad afar cisho…
Madaxweynaha JFS Xasan Sheekh Maxamuud, Ra’iisul wasaaraha XFS Xamse Cali Barre iyo madaxda kale ee Dowladda ayaa saakay Salaadda Ciidda…
Rag hubeysan ayaa maanta weerar ku qaadeen saldhigga degmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir, kaas oo geystay khasaare dhimasho iyo dhaawac.…
Xaashi Cumar Xasan oo muddo 16 sano ah ku xirnaa xabsi ku yaala dalka Talyaaniga, ayaa maanta Muqdisho lagu diley…
Ra’iisul Wasaaraha XFS Xamse Cabdi Barre ayaa xafiiskiisa ku qaabilay danjiraha Dowladda Boqortooyada Sacuudi Carabiya u fadhiya Soomaaliya Maxamed Bin…
Ciidamada Booliska Soomaaliya iyo kuwa hay’adda Nabad Sugidda ee NISA ayaa si wadajir Howlgallo uga sameeyeen magaalada Muqdisho ee caasimadda…
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay inaysan xilligan Soomaaliya joogin marxalad ay kula xaajooto ururka Al-Shabaab. Madaxweynaha oo ka…