Wadamada caalamka ayaa maanta u dabbaaldegaya xuska munaasabadda maalinta caalamiga ah ee soo afjaridda ciqaab la’aanta dambiyada ee loo geysto…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Xilgaarsiinta Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa hambalyo u diray Xildhibaanadii ugu horeeyay ee Baarlamaanka 11aad…
Labo kamid ah kuraasta Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee deegaan doorashadoodu ay tahay Gobolada Waqooyi ( Somaliland )…
Waxaa maanta lagu wadaa in magaalada Muqdisho lagu qabto doorashada labo kursi oo kamid ah Golaha Shacabka ee deegaan doorashadoodu…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa kormeeray goobta ay ka dhacayso doorashada xildhibaannada Golaha Shacabka ee Gobollada Waqooyi…
Kulan aan caadi ahayn oo ay yeesheen Golaha Wasiirada Xukuumadda Xilgaarsiinta Soomaaliya ayaa waxa ay xilka qaadis ku sameeyeen Agaasimaha…
Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashooyinka ayaa kahor yimid qodob kamid ah habraacyadii ay soo saareen Guddiga Doorashooyinka kuraasta xildhibaanada Gobollada Woqooyi.…
Wasiirka Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa Dowladda Federalka Soomaaliya, Xuseen Maxamuud Sheekh Xuseen iyo wafdi uu hogaaminayo oo casumaad rasimi…
Guddiga Maamulka Doorashada Kuraasta gobolada waqooyi Somaliland (SEIT) ayaa wada Diiwaangelinta ergooyinka kuraasta Gollaha Shacabka ee tirsigoodu yahay HOP#239 iyo…
Guddiga doorashooyinka Gobolada waqooyi ( Somaliland ) ayaa soo saaray habraaca doorashada Xildhibaanada gobolada Waqooyi ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka…
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa walaac ka muujisay dhibaatooyin lasoo gudboonaaday Soomaalida kunool wadanka Zambia oo ay kamid tahay xarig wadareed…
Guddiga maamulaya doorashada Xildhibaanada Somaliland ayaa soo saaray jadwalka labo ka mid ah kuraasta Golaha Shacabka ee tirsagoodu yahay HOP239…