Saraakiil ka socota Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dalka Uganda uga qeybgalay shir looga hadlayo Caqabadaha xaduudaha, xalinta khilaafaadka iyo maareynta…
Shir u dhaxeeya madaxweynayaasha dowladaha xubnaha ka ah dowladda Federaalka iyo Ra’iisul Wasaaraha xilgaarsiinta xukuumadda Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta…
Waxaa la baajiyay Kulan xasaasi ah oo maanta lagu waday in ay yeeshaan xildhibaanada Golaha shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.…
War saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Maraakiib sita Calanka…
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sh Cabdiraxmaan ayaa soo saaray Warqad fadhiyada Baarlamaanka looga joojinayo 15 xildhibaano…
Madaxweynaha maamulka Koofur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) iyo danjiraha UK ee Soomaaliya Kate Foster ayaa ka wada hadlay arrimo…
Madaxweynaha mudada xilhayntiisu ay dhamaatay Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka tacsiyeeyay geerida ku timid Alle ha u naxariistee Taliyihii hore…
Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane, Maxamed Xuseen Rooble iyo Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha XFS Mudane, Khaliif Cabdi Cumar, ayaa…
Golaha ay ku midoobeen musharixiinta Mucaaradka Soomaaliya ayaa ka digay in Baarlamaanka wakhtigu ka dhamaaday ee golaha shacabka ay hay’adaha…
Madaxweynayaasha Dowladaha xubnaha ka ah Dowlad Federaalka Soomaaliya ayaa hada waxa uu shir uga furmay magaalada Muqdisho. Shirka ayaa waxaa…
Warar dheeraad ah ayaa waxa ay kasoo baxayaan Qarax miino oo barqanimadii maanta ka dhacay degmada Shibis ee gobolka Banaadir…
Xildhibaanada wakhtigu ka dhamaaday ee golaha shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan xasaasi ah ku leh xaruntooda golaha shacabka…