Guddiga Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay u qaabilsan ogolaanshaha xubnaha cusub ayaa awoodi waayay in ay gaaraan go’aan ku saabsan…
Kooxda Xisbullah ayaa sheegatay mas’uuliyadda weerarrada “tobaneeyo gantaallada Katyusha ah” oo lagu garaacay goobaha madaafiicda ee Israa’iil Jimcihii, Abriil 12,…
Macalimiinta Militariga Ruushka ayaa gaaray dalka Niger, kuwaasi oo la socday diyaarad ay ku raran yihiin qalab militari, taasi oo…
Dhowr wariye ayaa ku dhaawacmay weerar ay Israa’iil ku qaadday xerada qaxootiga ee Nuseirat ee bartamaha marinka Qaza Jimcihii. Wariye…
Siddeed qof oo uu ku jiro ilmo ayaa dhintay kadib markii ay degtay doon tahriibayaal ah oo doonayay inay ka…
Kooxda Xuutiyiinta Yemen ayaa sheegay shalay gelinkii danbe ah in gobolka xeebta ee Al-Xudeydah ay ka dhaceen todobo weerar oo…
Weerarkii shalay ay ciidamada Israel ku dileen sadex wiil oo uu dhalay hogaamiyaha Siyaasada ee Xamaas, Ismail Haniyeh ayaa la…
Koox u dhaqdhaqaaqa Falastiin ayaa rinji cas ku buufiyay xarunta Wasaaradda Difaaca UK ee London, si ay uga mudaaharaadaan hubka…
Dad badan ayaa Arbacadii lagu toogtay xaflada ciida ee ka dhacday magaalada Philadelphia ee waqooyi bari dalka Mareykanka, sida ay…
Wada xaajood qaatey muddo 9 sanadood ah kadib, baarlamaanka Yurub ayaa ansixiyay dib u habeyn weyn oo lagu adkeynayo sharciyada…
Inta la xaqiijiyey 94 qof ayaa ku dhintay 26 kalena waa la la’yahay ka dib markii doon macmal ah oo…
Israa’iil ayaa la baxday qayb badan oo ka mid ah ciidamadeeda dhulka ee koonfurta Gaza, sida ay ku warrantay warbaahinta…