Iska hor imaad u dhexeeya ciidanka Birmadka ee RSF ta loo yaqaan iyo ciidanka Mileteriga ee dalka Suudaan ayaa tan…
Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa maanta si buuxda Al-shabaab ugala wareegay Magaalada Budbud ee gobalka Galgaduud. Afhayeenka Ciidanka Xoogga Dalka…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Addis Ababa, halkaas oo ay kaga…
Taliska Boosliska Gobolka Banaadir ayaa sheegay inay dhaqan-gelinayaan amarkii dhowaan kasoo baxay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxauud ee lagu mamnuucayay…
Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha XFS Maxamed Axmed Sheekh Cali (Doodishe) ayaa Magaaladda Belgrade ee Dalka Serbia Tababar ugu soo xiray…
Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre, ayaa guddoomiyey shir looga hadlayey dardargelinta iyo hagidda xasillinta deegaannada Al-shabaab laga xoreeyey.…
Xukuumadda Somaliland ayaa ku eedeyey Gen. Moorgan oo kamid ahaa saraakiishii dowladdii Kacaanka in uu xilligan ka dagaallamayo magaalada Laascaanood…
Shirka amniga Gobolka Bari oo Todobaadkan looga hadlay howlgadii amni ugu dambeeyay ee laga sameeyay Gobolka Bari ayaa maanta lagu…
Alle ha u naxariistee Hooyo 7 caruur ah haysatay isla markaanna xaamilo ahayd oo lagu magacaabo Samiira Maxamed Cabdiraxmaan ayaa…
Talaabadan ayaa imaanaysa labo sano kadib markii wadamada dariska ah ay go’aansadeen in ay joojiyaan qaadacaada Qatar. Wadamada Khaliijka ee…
Hay’adda maaraynta masiibooyinka Soomaaliya ayaa diginin ka bixisay fatahaado ka dhalan kara webiyada Shabeelle iyo Jubba, kuwaas oo la sheegayo…
Dawladda Jarmalka ayaa 48 saacadood u qabtay in ay dalkeeda kaga baxdo Maryama Cali Muuse oo ahayd safiirka waddanka Jaad…