Taliyaha Cusub ee Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/Guuto Sulub Axmed Firin ayaa munaasabad ka dhacday Akadeemiyada Ciidanka Booliska ee Janaraaal Kaahiye…
Dowladda Kenya ayaa shaacisay inuu gabagabo marayo qorshe ay dib ugu fureyso xaduuda Mandhera ay kala wadaagto Soomaaliya. Kenya ayaa…
Khilaaf ayaa ka taagan duminta guryo ku yaalla afaafka hore ee garoonka kubada cagta magaalada Bosaso, kadib markii ay soo…
Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa wada hadal fool ka fool ah la yeeshay Hoggaanka Jabhadda TPLF ee Gobolka Tigray,…
Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Xasan Shekh Maxamuud ayaa maanta mar kale gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta KMG Koonfur galbeed. Ujeedka…
Ku dhowaad 30 Siyaasi oo isugu jira Ra’iisul wasaarayaal hore, guddoomiyayaal barlamaan oo hore, Wasiiro hore, siyaasiyiin iyo aqoonyahanno Soomaaliyeed,…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku qaabilay Xarunta Madaxtooyada Wafdi ka socda dowladda Talyaaniga oo uu hoggaaminayey…
Laba Xubnood oo ka tirsanaa ururka Al-Shabaab ayaa maanta isku soo dhiibay Ciidanka xoogga dalka Soomaliyeed ee ku sugan degmadda…
Wasiirka Warfaafinta Somaliland Saleebaan Yuusuf Cali Koore, oo ka hadlay sababta ciidanka Somaliland looga saaray magaalada Laascaanood ayaa sheegay in…
Urur goboleedka IGAD oo ka war ka soo saartay xaaladda Magaalada Laascaanood ee gobolka Sool ayaa sheegay inay ka walaacsan…
The leaders of Djibouti, Ethiopia, Kenya and Somalia met Wednesday in the Somali capital to discuss the ongoing fight against…
Maxkmada Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa saaka dil toogasho ah ku fulisay afar askari oo ka tirsanaa ciidamada dowladda.…