Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Cabdirisaaq Khaliif oo ka hadlay xaadaha ka taagan Laascaanood ayaa Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi ku eedeeyay…
Saaxibada taageera Soomaaliya ee beesha caalamka ayaa War-saxaafadeed ka soo saaray xaalada ka taagan Magaalada Laascaanood ee gobolka Sool. Beesha…
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa magacaabay guddi farsamo ee shirka dib u…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo la hadlay shacabka Soomaaliyeed, ayaa warbixiyey guulaha 7dii bilood ee lasoo dhaafay…
Qarax sababay dhimasho iyo dhaawac ayaa ayaa ka dhacay afaafka hore ee saldhigga ciidamada cirka oo ku yaalla caasimadda Afghanistan…
Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa degaanka iskaashanaya ayaa maanta Ururka Al-Shabaab kala wareegay degaanka Masagaway oo katirsan Gobolka Galgaduud. Taliyaha…
Dad shacabka ah ee Magaalada Laascaanood, ayaa Maalinkii 8-aad dhigaya Banaanbaxyo ay uga soo horjeedaan Somaliland, kadib dilal ka dhacay…
Dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa shaacisay in dagaal ka dhex qarxay Ururka Al-shabaab ee ku sugan degmada Xarardgeere ee gobolka Mudug.…
Qaraxyo badan ayaa ka dhacay caasimadda Ukraine ee Kyiv, daqiiqado kadib maalinta sanadka cusub. Weeraradii Kyiv ee maanta ayaa daba…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa saxiixay Sharciga Miisaaniyadda Dowladda ee sanadka 2023 oo Todobaadkii tagay ay ansixiyeen Baarlamaanka…
Magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool waxaa maalintii shanaad oo xiriir ah ka socda banaanbaxyo waaweyn oo ay dhigayaan dadka…
Askarta Eritrea oo ku dagaallamayey taageerada dowladda federaalka Itoobiya labadii sano ee dagaalka sokeeye ee gobolka Tigreega ayaa ka baxay…