Wasaaradda Deegaanka iyo Isbadalka Cimilada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa digniin ka soo saartay fuustooyin ku soo caariyay xeebta degmada Cadale…
Diyaarad nooca Helicopter ah oo ay leeyihiin ciidamada howlgalka Midowga Africa ee ATMIS oo tababareysay saraakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga…
Dr Maxamed Sheekh Axmed ayaa ku guuleystay kursiga HOP086 ee Golaha Shacabka, kadib doorasho ka dhacday magaalada Muqdisho, markii uu…
Xoghayaha guud ee Golaha Shacabka Baarlamaanka JFS Cabdiraxmaan Muxumed Cabdulle (Jaabiri) ayaa loo doortay xubin ka mid ah Guddiga fulinta…
Xarunta Dugsiga tababarka ciidanka Booliska Soomaaliye Jeneraal Kaahiye ee Magaalada Muqdisho ayaa maanta lagu wadaa in lagu qabto Doorashada kursiga…
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa gaaray magaalada Baqdaad…
Wasiiru-dowlaha wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Maxamed Cali Cumar (Caana-nuug) ayaa is-casilay, sida uu ku sheegay bayaan uu soo gaaray…
Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Aqalka Sare, Cali Shacbaan Ibraahim oo uu wehliyay Guddoomiye ku xigeenka labaad, Cabdullaahi Cali Xersi…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya Ms Tiina…
Weerar ku billowday Qaraxyo culus ayaa Kooxo hubeysan waxay ku qaadeen guri ku yaalla Degmada Cabdicasiis ee Magaalada Muqdisho. Guriga…
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Madoobe oo maanta shir guddoomiyey kulanka ay yeehseen golaha shacabka ayaa sheegay in xiisadda Laascaanood…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa furay Shir Sanadeedka 5aad ee Xeer Ilaaliyeyaasha Soomaaliyeed oo lagu soo…