Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Wafdi uu Hogaaminayey ku xigeenka Xoghayaha Guud ee…
Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa xabsiyo kala duwan ku xukuntay 15 qof oo lagu helay inay gaysteen fal…
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Xarunta Madaxtooyada kulan kula qaatay Xildhibaanada Aqalka sare Baarlamaanka Soomaaliya…
Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Amniga ee Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed Maxamed Isxaaq Cabdi ayaa gaaray Degmada Diinsoor ee Gobolka Bay.…
Mas’uuliyiin katirsan Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed oo uu hoggaaminayo Wasiirka Amniga Gudaha Maxamed Isaaq Cabdi ayaa Degmada Bardaale u tagay…
Madaxweynaha Dowlada Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa shir gudoomiyey Shir deg deg ah oo looga hadlayey Amniga. Shirka…
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa shir Gudoomiyey shirka Golaha Wasiiradda ee Dowlad Goboleedkaas oo Todobaadkan…
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, ayaa Aqalka Madaxtooyada Magaalada Baydhabo ku qaabilay wafdi uu hogaaminayay Wakiilka…
Wasiir kii waasaaradda caddaaladda Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed iyo wiil uu dhalay ayaa qarax ismiidaamin ah lagu diley maanta oo…
Madaxweynaha Dolwad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa ka Guud ahaan Shacabka Soomaaliyeed ugu Tacsiyeeyay Geerida ku timid…
Wararka ka imaanaya degmada Marka ee xarunta Shabeelada Hoose ayaa sheegaya in halkaas uu ka dhacay qarax aad u weyn…
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka, General Odawaa Yuusuf Raage iyo wafdi uu hoggaaminayo oo isugu jira Xildhibaanada Labada Aqal ee Baarlamaanka…