Sacuudi Carabiya iyo Iran ayaa horumar ka sameynaya hagaajinta xiriirka, wasiirka arrimaha dibadda Iran ayaa sheegay ka dib markii uu…
Mas’uuliyiinta Pakistan ayaa bilaabay baaritaan waxayna xireen ugu yaraan 146 qof gobolka Punjab maalin ka dib markii koox muslimiin ah…
Ururka Midowga Afrika iyo Ururka Dhaqaalaha ee Galbeedka Afrika (ECOWAS) ayaa u muuqday inay isku khilaafsan yihiin in tallaabo milateri…
Dab xooggan oo ka kacay waqooyiga Kanada ayaa ku sii dhowaanaya magaalada Yellowknife, oo ah caasimadda gobolka Waqooyi-galbeed ee Kanada,…
Dhowr qof ayaa meydkooda la helay 38 kalena waa laga soo badbaadiyay doon ku socotay jasiirada Cape Verde, mas’uuliyiinta ayaa…
Hay’adda u qaabilsan Uganda bixinta kaararka aqoonsiga qaran ayaa Isniintii joojisay in ka badan 7,680 codsiyo been abuur ah oo…
Kuuriyada Waqooyi ayaa sheegtay in askari Mareykan ah oo bishii hore ka soo tallaabay xadka uu sidaas sameeyay isagoo magangalyo…
Saddex muwaadin oo Bulgarian ah oo ku nool Boqortooyada Ingiriiska oo la xidhay bishii Febraayo iyaga oo lagu eedeeyay dambiyo…
Donald Trump ayaa lagu soo oogay dacwado la xiriira musuq-maasuq iyo dambiyo badan oo ah farogelintii natiinadii doorashadii 2020-kii gaar…
Ruushka ayaa weerar cirka ah oo ballaaran ku qaaday gobolka galbeedka Ukraine ee Lviv iyo gobolka Volyn ee waqooyi-galbeed, isagoo…
Maamulka garsoorka Liibiya ayaa si rasmi ah uga codsaday Lubnaan inay sii deyso mid ka mid ah wiilasha uu dhalay…
Dab iyo qarax ka dhacay kaalin shidaal oo ku taalla gobolka Dagestan ee koonfurta Ruushka ayaa dilay ugu yaraan 27…