Salaasadii shalay waxaa toogasho ka dhacdey banaanka hore ee qunsuliyad ay Sweden ku leedahay magaalada Izmiir ee dalka Turkiga. Waxaa…
Madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump ayaa lagu eedeeyay inuu isku dayay inuu baabi’iyo natiijada doorashada madaxtinimada ee 2020, iyadoo…
Wadamada Yurub ayaa bilaabay daad gureynta muwaadiniinta ka jooga dalka afgembiga ka dhacay ee Niger
Faransiiska ayaa bilaabay daadgureynta boqollaal qof oo u dhashay Faransiiska iyo dalalka Yurubta ee ku sugan Niger, maalmo ka dib…
Burkina Faso iyo Mali, ayaa ka digay faragelin kasta oo militari oo ka dhan ah Niger, iyagoo ku goodiyey inay…
Labo qof ayaa lagu dilay dalka Senegal mudaaharaadyo ka dhashay xarigga Ousmane Sonko, sida ay sheegtay wasaaradda arrimaha gudaha ee…
Militariga dowlada Lubnaan ayaa xiray wadooyinka taga xerada qaxootiga Cayn-el-Hilwah isniintii shalay, kadib dagaal sadex maalin oo xariir ah socday.…
Wasiirka arrimaha dibadda Lars Lokke Rasmussen ayaa sheegay in dowladdiisu ay ka fiirsan doonto suurtagalnimada faragelinta ‘xaalado gaar ah’ kuwaas…
Shir deg deg ah oo ay shalay magaalada Abuja ee Najeeriya ku yeesheen Madaxweynayaasha dalalka xubnaha ka ah urur Gobakeedka…
Hogaamiyayaasha siyaasada ee Falastiiniyiinta oo ku shiray Masar ayaa go’aan ku gaaray inay dhisaan guddi u qaabilsan dib u heshiisiinta…
Ciidamada Ruushka ayaa sheegay inay magaalada Moscow kusoo rideen saddex diyaaradood oo kuwa aan duuliyaha lahayn oo laga leeyahay dalka…
Ugu yaraan 35 qof ayaa ku dhimatay kadib markii bam xooggan lagu weeraray isu soo bax siyaasadeed oo ka dhacayay…
Hoggaamiyaha mucaaradka Senegal Ousmane Sonko ayaa lagu soo oogay dacwad ah inuu maleegayay kacdoon iyo dambiyo kale, sida uu sheegay…