Hogaamiyayaasha afgambiga militari ee Niger ayaa xidhay hawada dalkaasi kadib markii ay diideen amarkii ka soo baxay wadamada Galbeedka Afrika…
Gantaal ay Israa’iil ku garaacday meel u dhow caasimadda Suuriya ee Dimishiq ayaa lagu dilay ugu yaraan afar askari oo…
Ruushka ayaa sheegay in ay soo rideen diyaarad aan duuliye lahayn oo ku sii jeeday magaalada Moscow markii saddexaad oo…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kulamo gaar gaar ah la qaatay Odayaasha dhaqanka Galmudug ayaa kala…
Ugu yaraan laba qof ayaa ku dhintay tobanaan kalena waa la la’yahay ka dib markii laba doon ay ku degeen…
Ugu yaraan 28 qof ayaa ku dhimatay tobanaan kalena waa ay ku dhaawacmeen kadib markii uu tareen khadka ka baxay…
Maxkamad ku taalla dalka Pakistan ayaa Ra’iisul Wasaarihii hore ee dalkaasi Imran Khan ku heshay inuu galay debi, waxaana ay…
Saraakiisha Ruushka ayaa sheegay in markab shidaal uu ku dhacay weerar diyaarad aan duuliye lahayn oo ka dhacay marinka Kerch…
Itoobiya ayaa ku dhawaaqday xaalad deg deg ah iyadoo ay isku dhaceen Axmaarada iyo ciidamada federaalka. Xafiiska Ra’iisul Wasaare Abiy…
Booliska ayaa shilka doonida ku macneeyay culeys xad dhaaf ah iyo cimilo xumo. Boqolaal qof ayaa ku geeriyoota shilalka doomaha…
Hogaamiyihii afgambiga Niger ayaa shaaca ka qaaday in uusan u hogaansami doonin cadaadiska lagu saarayo in uu dib u soo…
Salaasadii shalay waxaa toogasho ka dhacdey banaanka hore ee qunsuliyad ay Sweden ku leedahay magaalada Izmiir ee dalka Turkiga. Waxaa…