Ugu yaraan 89 qof ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen dabka ka kacay Maui ee dalka Mareykanka. Barasaabka gobolka…
Lix qof ayaa dhimatay kadib markii doon ay la socdeen tahriibayaal ku sii jeeday dalka Britain ay ku degtay Channel-ka…
Wasaaradda difaaca ee Ruushka ayaa sheegtay in ciidamadeedu ay burburiyeen mowjado 20 diyaaradood ah oo Yukreeniyaan ah oo dul heehaabayay…
Madaxweyne Volodymyr Zelensky ayaa Jimcihii ku dhawaaqay in dhammaan madaxda xarumaha qorista ciidamada ee Ukraine laga eryay shaqooyinkoodii iyadoo ay…
Madaxweynihii hore ee Koonfur Afrika Jacob Zuma ayaa laga sii daayay xabsiga sababo la xiriira cafis sida uu ansixiyay madaxweyne…
Shiinaha ayaa kashifay nin la sheegay inuu basaas u ahaa hay’adda sirdoonka Maraykanka ee CIA-da, una dhashay dalka Shiinaha, una…
Mareykanka ayaa diiwaangeliyay tiradii ugu badneyd ee ismiidaaminta sanadkii la soo dhaafay, iyadoo in ka badan 49,000 oo qof ay…
Musharaxa madaxweynaha Ecuador, Fernando Villavicencio ayaa la toogtay xili uu ku sugnaa isu soo bax ololaha doorashada oo ka dhacay…
Hogaamiyeyaasha afgambiga ee Niger ayaa ku eedeeyay ciidamada Faransiiska inay sii daayeen “argagixiso” la qabtay oo ay jebiyeen xayiraadda hawada…
In ka badan 40 qof ayaa ku dhimatay kadib markii dooni ay saarnaayeen dad tahriibayaal ah ay degtay, sida ay…
Siddeed waddan oo ah kuwa ku yaal kaymaha Amazon, ayaa ku heshiiyey siyaasado midaysan iyo tallaabooyin lagu xoojinayo iskaashiga shirkoodii…
Diblumaasi sare oo Mareykan ah ayaa booqday dalka Niger si looga codsado mas’uuliyiinta afgambiga inay dib u soo celiyaan xukunkii…