Maleeshiyada ka soo horjeeda dowlada Iran ayaa xalay weeraro isku mar ah ku qaaday saldhigyo militari oo ku yaala koonfur…
Kulankan waxaa codsaday Maamulka Falastiin si looga wadahadlo dadaallada lagu joojinayo ‘xasuuqa Israel, Macaluusha ka jirta Gaza iyo barakicinta’ Shirkan…
Duqeyntii maalin kahor Israel ku dishay 7 kamid ah shaqaalaha ajnabiga ah ee Hay’ada World Central Kitchen ayaa sabab u…
Ugu yaraan toddobo qof ayaa ku dhintay in ka badan 700 oo kalena waa ay ku dhaawacmeen dhulgariir xooggan oo…
Madaxa Isbahaysiga NATO Jens Stoltenberg ayaa soo jeediyay taageero militari oo loogu talagalay Ukraine oo ku kacaysa €100 bilyan ($…
Subaxnimadi maanta oo Salaasa ah ayaa wiil 12 jir ah toogasho ka bilaabay Iskuul Hoose Dhexe oo ku yaala magaalada…
Diyaaradaha dagaalka ee Israa’iil leedahay, ayaa shalay duqeeyey safaaradda Iran ee dalka Suuriya, weerarka ayaa Iiraan sheegtay in looga diley…
Ciidamada Israa’iil ayaa isaga baxay Isbitaalka Shifa ee Gaza, iyagoo sheegay in ololahooda labada toddobaad uu ahaa mid ka mid…
Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdoğan ayaa waxaa soo gaaray dharbaaxo lama filaan ah doorashadii maalintii Axada, iyadoo natiijadii ugu…
Madaxweynaha Cuba ayaa ugu baaqay beesha caalamka inay qaadaan tallaabo lagu joojinayo “xasuuqa” Gaza. Madaxweynaha Jaziiradda Kariibiyaanka ayaa ka mid…
Laba kooxood oo Falastiiniyiin ah ayaa sheegay inay beegsadeen ciidamada Israel iyo baabuurta gaashaaman ee go’adoonka geliyey cisbitaalka al-Shifa ee…
Dhowr qof ayaa lagu qafaashay magaalada Ede ee badhtamaha dalka Netherland, waxaana la daadgureeyay guryihii ku yaalay xaafadaasi, sida ay…