Farta ayaa lagu fiiqay Kaniisadda Midenytu in ay sababtey toogashadii lagu diley Raysalwasaarihii hore ee Jaban Shinzo Abe. Ninka Toogtey…
Wararka ka imanaya magaalada Wajeer ee gobolka Waqooyi Bari Kenya, ayaa sheegaya in xalay dab xooggan uu ka kacay suuqa…
Ugu yaraan 14 qof ayaa lagu soo warramayaa in lagu toogtay baar lagu caweeyo oo ku yaalla magaalada Soweto ee…
Hoggaamiyaha Rwanda Paul Kagame oo xilka hayay in ka badan 20 sano ayaa sheegay inuu ka fikirayo in uu xafiiska…
Madaxweynaha dalka Sirilanka, Gotabaya Rajapaksa iyo Ra’iisal Wasaarihiisa Ranil Wickremesinghe ayaa abqalay inay shaqada ka taggaan, ka dib markii uu dalkaasi…
Booliska baaraya dilka Ra’iisul Wasaarihii hore ee Japan, Shinzo Abe ayaa sheegay in ninka loo qabtay falkaas uu ciil u…
Guud ahaan Ummadda Muslimiinta ee ku kala sugan daafaha caalamka ayaa si weyn ugu dabaal degaya farxada maalinta Koowaad ee…
Ra’iisul Wasaarihii hore ee Japan, Shinzo Abe ayaa maanta lagula cararay goobaha caafimaadka, ka dib markii la toogtay, isagoo khudbad…
Xujey gaareysa hal milyan oo qof ah ayaa maanta oo Jimce ah taagan buurta iyo banka Carrafo ee magaalada barakaysan…
Warbaahinta Ingriiska ayaa sheegaysa in Boris Johnson aqbalay inuu xilka ka dagaayo. Raiisel wasaaraha Britain Boris Johnson ayaa oggolaaday inuu…
Guddiga Siyaasadda iyo ammaanka midowga Yurub ayaa ansixiyay taageero dhaqaale oo dheeraad ah oo loogu talo galay hawlgalka midowga Afrika…
Madaxda laamaha ammaanka ee dalalka Maraykanka iyo UK ayaa si aan horay looga baran oo wadajir ah uga hadlay wax…