Amos Kimunya oo ahaa hogaamiyaha xisbi xaakimka Uhuru Kenyatta ee Baarlamaanka ayaa looga guuleystay kursigiisii, Kimunya ayaa ahaa ninkii bedalay…
Waxaa weli socota tirinta cododka doorashadii shalay ka dhacay dalka Kenya, tartanka Madaxweynaha ayaa waxaa loolanka ugu weyn u dhaxeeyaa…
Zaynab Maxamed ayaa aad ugu dhaw in ay noqoto haweeneydii ugu horreysay ee Madow ah oo ka mid noqota Senatka…
Xildhibaanad Ilhaan Cumar ayaa ku guulaysatey doorashada horudhaca ah ee is reeb-reebka musharixiinta Dimoqraadiga (DFL primary), ka hor doorashada guud…
Booliska magaalada Bungoma ee galbeedka Kenya ayaa baadi goob ugu jira xildhibaankii degmada Kimilili oo lagu magacaabo Didmus Wekesa Barasa…
Dowladda Mareykanka ayaa ballanqaaday taageero dheeri ah oo militari inay siin doonto Ukraine, si dowladda dalkaasi ay isaga caabiso duulaanka…
Ururka Al-Shabaab ayaa saaka weeraro ku qaaday Saldhigyo ay Ciidamada Kenya ku leeyihiin degaano hoostaga Magaalada Mandheera ee Gobolka Waqooyi…
Shacabka dalka Kenya ayaa saaka u dareeray goobaha doorashada, si ay ugu codeeyaan hoggaanka siyaasadda dalkaasi. Doorashadan ayaa ah mid…
Madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in FBI-da ay baaritaan ku sameeyeen hoygiisa loo yaqaan Mar-a-Lago ee ku…
Dalka Masar ayaa gacan ka geystay inay heshiis xabbad-joojin ah gaadhaan, Israa’iil iyo kooxda Falastiiniyiinta ee Islamic Jihad, oo saddexdii…
Militeriga Shiinaha ayaa sheegay in uu sii wadayo dhoolatuska militeri ee ballaaran ee uu ka fulinayo agagaarka jasiiradda Taiwan kadib…
Ciidamada Israel ayaa sabtidii shalay duqeynmo xoogleh la beegsatay deegaanka Go’adoonsan ee Gaza, duqeyntan oo ay ku dhinteen sidoo kale…