Ciidamo ka tirsan daraawiishta Puntland oo ka gadoodsan mushahar la’aan ayaa xirtay afaafka hore ee laga galo dekeda Magaalada Bosaso…
Madaxdii hore ee dawladda Faderaalka Soomaaliya oo ay ku jiraan Madaxweyne hore Sheekh Shariif, Gudoomiye hore Shariif Xasan, Ra’iisul wasaarayaal…
Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Baraawe ee Caasimada Dowlada Koonfur Galbeed.…
Madaxweynihii 9aad ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka hadlay go’aankii shirka Golaha wadatashiga qaran ayaa soo dhaweeyey in shacabka…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, oo ka qayb galay Munaasabad casho sharaf ah oo maamulka Gobolka…
Rejeb Dayyib Erdogan ayaa markii saddexaad ku guuleystay xilka madaxweynaha dalka Turkig, ka dib markii uu helay aqlabiyadda codadkii maanta…
Ra’iisul wasaarayaashii hore ee dalka iyo siyaasiyiin kale oo ka hadlay war-murtiyeedkii ka soo baxay Golaha wadatashiga qaran ayaa wax…
Codbixiyayaasha Turkiga ayaa goor-dhow u dareeray goobaha codbixinta, iyagoo dooran doona Madaxweynaha dalkaas xukumi doona shanta sano ee soo socota,…
Shirkii maalmahanba u socday Golaha Wadatashiga Qaran ee Soomaaliya ayaa xilli dambe oo xalay ahayd la soo gebagebeeyey, iyada oo…
Golaha wadatashiga Qaran oo warsaxafadeed soo saaray ayaa bogaadiyay doorashada ka qabsoontay Puntland ee qof iyo codka ah. Golaha ayaa…
Waxgaradka gobolka Nugaal ayaa go’aamo ka soo saaray shaqaaqadii dhowaan ka dhacday Garoowe ee sababtay dhimasho, dhaawac iyo inay doorashada…
Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan saagootin ah la qaatay Danjiraha Dowladda Maraykanka ee Soomaaliya Larry André…