Maxkamadda ciidamada ee gobolka Baay ayaa maanta dil toogasho ah ku fulisay labo nin oo ku eedeysnaa inay dilal geysteen…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho rasmi ah ku jooga magaalada Dooxa ayaa Qasriga Madaxtooyada dalkaas kulan…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa sheegay in Xukuumaddu ay xoogga saareyso la dagaallanka musuqmaasuqa. Ra’iisul…
Xeer Ilaaliyaha guud ee Puntland Axmed Yuusuf Taaraan ayaa sheegay in ay waaran soo qabasho u jareen 4 qof oo…
Habeenkii xalay saacaddu markey ahayd 00:30 daqiiqo, malayshiyaad hubeysan ayaa jidka u galay agabka doorashada ee TPEC oo u socdey…
Duulimaadyadii diyaaradaha ee imaan jiray kana dhoofi jiray garoonka diyaaradaha ee Magaalada Garoowe ayaa hakad la geliyey. Duulimaadyadam ayaa la…
Hogaamiyaha Militariga dalak Suudaan Lt Gen Abdel Fattah al-Burhan ayaa xilka ka qaaday ku simaha wasiirka arimaha gudaha Anan Hamed…
Dagaal culus ayaa aroornimadii hore ee saaka ka qarxay deegaanada Samakaab iyo DhabanSaar oo katirsan gobalka Sool. Deegaanadan ayaa Laascaanoo…
Dowlad goboleedka Galmudug ayaa shaaciyay, in dhammaadka sanadkan uu qaban doono doorasho qof iyo cod ah. Doorashadan ayaa la qorsheynayaa…
Ciidanka dowladda oo Garoowe ka qaaday sanaadiiqda doorashooyinka qof iyo cod iyo ciidamo taabacsan siyaasiyiinta mucaaradka ah ee doonaya in…
Dowladda Kenya ayaa ogolaatay inay si rasmi ah dib u furto xuduudaha ay la wadaagto Soomaaliya ee Mandheera, Lamu iyo…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Munaasabadda Xuska aas-aaskii Dalladda Dhallinyarada Soomaaliyeed awgeed waxa uu ubax-dhigay tallada Halgameyaashii SYL…