Garaadka guud ee Gobollada Sool, Sanaag iyo Cayn Garaad Jaamac Garaad Cali ayaa 15 sano kadib maanta dib ugu laabtay…
Shirweyne la isugu keenayo Culimada Soomaaliyeed ee gudaha iyo dibadda dalka ayaa maanta ka furmaya Magaalada Muqdisho. Shirkan ayaa looga…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo kormeeray Xarunta Tababarka Ciidamada Taliska 60-aad ee Xoogga dalka ee magaaalada Baydhabo…
Jugta qarax xoogan ayaa laga maqlay qeybo badan oo kamid ah xaafadaha Magaalada Muqdisho. Qaraxa la sheegay in lagu weraray…
Madaxtooyada Koonfur Galbeed ayaa go’aan kasoo saartay weerarkii dhawaan ka dhacday Guriga Siyaasi Maxamed Aadan Fargeeti. Qaraal kasoo baxay Xafiiska…
Dowladda Jarmalka ayaa ka hortimid in taangiyadeeda casriga ah ee Leopard ay u dirto dalka Ukraine, si dowladda dalkaasi ay…
Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye oo maalmahan ku sugnaa Degmada Xarardheere ee gobolka Mudug ayaa kormeer ku tagay fariisamaha Ciidanka…
Dab xoogan ayaa saqdii dhexe ee xalay ka kacay Suuqa Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho, iyadoona aan la ogayn waxa dhaliyay…
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta lagu soo dhoweeyay magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari.…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey kulan gaar ah oo ay yeesheen Golaha Wasiirrada Dowlad-goboleedka Koonfur-galbeed kaasi…
Ra’iisul Wasaaraha UK, Rishi Sunak ayaa la ganaaxay kadib markii la sheegay in uusan xiran suunka badqabka xilli uu saarnaa…
Darawal mooto Bajaaj oo lagu magacaabo Maxamed Xayle ayaa lagu dilay magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka. Marxuum Maxamed Xayle ayaa…